Dowlada Somalia oo wax lala yaabo ku tilmaantay hadalkii ka soo yeeray Shiikh Shariif

Dowlada Somalia ayaa caawa saqdii dhexe jawaab ka bixisay hadalkii ka soo yeeray Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Shiikh Axmed oo ku dhaartay iney ridayaan dowlada federaalka haddii ay joojin weyso xad gudubyada ay ku kaceyso. Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Somalia Maxamed Cabdi Maareeye oo goor dhow ka hadlay telefishinka Qaranka ee SNTV ayaa ku tilmaamay … Continue reading Dowlada Somalia oo wax lala yaabo ku tilmaantay hadalkii ka soo yeeray Shiikh Shariif